Web Design and Development
Bootstrap 5 Project-Based Tutorials in Somali | Af Soomaali
1 chapter
10 lessons
1h 57m total
5
(1 review)
Certificate Included
About this course
Ku soo dhowaada koorsada Bootstrap 5 Project-Based Tutorials ee uu idiin soo bandhigayo Engr Daggane (Mohdaggane).
Koorsadan waxaad ku baran doontaan sida loo isticmaalo Bootstrap 5 si loo dhiso website-yo casri ah, qurux badan, isla markaana la jaanqaadaya dhammaan qalabka sida kombiyuutarrada, tablets-ka iyo taleefannada gacanta.
Waxaan wax ku baran doonnaa hab wax-ku-ool ah (*Project-Based Learning), annagoo cashar kasta ku dabaqayna tusaalooyin iyo mashaariic dhab ah. Waxaad si tartiib-tartiib ah u baran doontaan qaabeynta bogagga internetka, isticmaalka Bootstrap components, grids, navigation bars, buttons, forms, cards iyo responsive design.
Waxyaabaha aad koorsadan ku baran doontaan:
- Fahamka Bootstrap 5 iyo sida loo isticmaalo.
- Dhisidda website-yo responsive ah.
- Isticmaalka Grid System iyo Bootstrap Components.
- Qurxinta iyo habeynta bogagga internetka.
- Dhisidda mashaariic dhab ah adigoo adeegsanaya aqoonta aad baratay.
- Horumarinta xirfadaha web development-ka.
Koorsadan waxay ku habboon tahay ardayda jaamacadaha, bilowga barashada web development-ka iyo qof kasta oo doonaya inuu horumariyo xirfaddiisa dhisidda website-yada.
Ujeeddadeennu waa inaad barato adigoo wax dhisaya, kuna dabaqaya aqoonta aad hesho mashaariic dhab ah.
📺 Subscribe saar kanaalka Mohamed Abdi Ali – Engr Daggane si aad ula socoto casharro kale oo ku saabsan programming, web development iyo teknoolojiyadda.
#Bootstrap5 #WebDevelopment #BaroProgramming #EngrDaggane #Mohdaggane

Free preview
Lesson 10:00
0:00 / 0:00
Enroll to unlock the remaining 9 lessons.
Course content
1 chapters · 10 lessons
1. All Chapter are in 1 Place 10 lessons
Bootstrap_Overview
4:58
001 Bootstrap Tutorial Full Website
7:30
Locked
002 Bootstrap Tutorial Full Website
16:47
Locked
003 Bootstrap Tutorial Full Website
14:58
Locked
004 Bootstrap Tutorial Full Website
23:09
Locked
005 Bootstrap Tutorial Full Website
15:23
Locked
006 Bootstrap Tutorial Full Website
14:45
Locked
007 Bootstrap Tutorial Full Website
5:53
Locked
008 Bootstrap Tutorial Full Website
9:42
Locked
009 Bootstrap Tutorial Full Website
4:24
Locked
Student reviews
this course designed by basic and good practice thanks for your helping poor students